Ugaas Xasan Ugaas Khalif Ugaas Rooble ayaa maanta lagu caleema saaray Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan. Caleemasarka Ugaaska ayaa waxaay ka...
Ururka u dooda xuquuqda muslimiinta dalka Nigeria ayaa soo dhaweeyay go’aanka maxkamadda sare ay ku joojisay xanibaadii gabdhaha muslimka ah...
Sadex iskuul iyo isbitaal oo ay Soomaaliya ku la haayeen hey'adda Nile Academy oo lala xiriiriyay ururka dowladda Turkiga ay...
Shirka madaxda wadamada Carabta ayaa maanta ka furmaya dalka Mauritania, iyadoo arrimaha looga hadlayo ay ka mid tahay xaaladda Soomaaliya....
Muqdisho, (Villa Somalia):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed...
Xafladan oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu daah-furayay ololaha talaalka cudurada sambabka ee ku dhaca Ariga oo ay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo shacabka Soomaaliyeed,...
Xoghayaha guud ee ururka saxafiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ Maxamed Ibraahim Macalimu oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo...
Wasiirka Isgaarsiinta Xukuumadda Yeman, Muraad Al-Xaalimi, ayaa shaaca ka qaday in maalinta Talaadada ah ee soo socota uu Garoonka Caalamiga...
Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad iyo wafdi uu hogaaminayo oo uu ka midyahay...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka...
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa kulan miro-dhal ah la...
Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho