Xisbiga Dimuqraaddiga ayaa si rasmi ah xalay u caleemo saaray in xog-hayihii hore ee arrimaha dibadda Mareykanka Hillary Clinton ay...
Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Soomaaliya ayaa Caawa Howlgal ka sameeyay Suuqa Bakaaraha, halkaas oo ay ka soo qabteen gaari...
Cayaartooyda ku cayaareysay dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland oo galabta kulan xiiso leh kuwada yeeshay garoonka kubadda cagta ee Koonis,...
Abaanduulaha qeybta 21-aad ee ciidanka XDS Col cirro oo wareysi siiyay Radio Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgallada ay ciidamada...
Kooxo weerar ku qaaday kaniisad ku taala waqooyiga dalkaasi Fransiiska ayaa dilay wadaadkii kaniisada oo 84-jir ahaa kaas oo lagu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa cambaareeyay falkii argagixiso ee maanta lagu beegsadey afaafka hore ee Garoonka...
Ciyaartooyda ku ciyaareysay magaca maamulka Puntland ayaa rigoorayaal 5-3 ku qaaday koobka maamul goboleedyada Soomaaliya Kaddib markii ay ciyaartu ku idlaatay...
Dawladda Mareykanka ayaa si kulul u canbaaraysay qaraxyadii maanta ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. War qoraal...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda faderaalka Soomaaliya Xasan Sheikh maxamuud, ra`iisulwasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma`arke , Wasiiro ka mida Xukuumadda faderaalak Soomaaliya, Saraakiil...
Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliya sareeyo gaas Maxamed Sheekh Xaamud, oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa la kulmay saraakiil...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...
RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...
RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho