Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa u gacan gelisay Xukuumadda Turkiga Taliyihii Ciidamada nabad ilaalinta Turkiga ee dalka Afganistaan General Jaahid Baaqir,kadib...
Madaxweynaha Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo khudbad dhinacyo badan taabanaysay ka jeediyay shir madaxeedka Carabta ee 27-aad ka socoday...
Ciidammada sida gaarka ah u tababaran ee Danab oo ka tirsan Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo ay wehliyaan Ciidanka Nabad Ilaalinta...
13-qof ayaa ku dhimatay 9-kalena wey ku dhaawacmeen kadib markii labo gaari oo laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa islamrkaana ay...
Kulanka lagu dheerigalinayay ciyaartoyda kubada cagta ee Jubaland ayaa lagu qabtay magaaladda Muqdisho, waxaana ka qeybgalay agaasimaha waaxda qorsheynta wasaaradda...
Afhayeenka AMISOM Joseph Kibet ayaa Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA u sheegay in xerada Xalane ee magaalada Muqdisho lagu soo...
Qarax gaari loo adeegsaday ayaa saakay ka dhacay ilinka laga galo xerada Xalane oo ah fadhiisanka ugu weyn ee AMISOM...
Shirka hogaamiyeyaasha jaamacadda Carabta oo lagu qabtay caasimadda dalka Mauritania ee Nouakchott ayaa laga soo saaray war-murtiyeed gunaanadkii shirka, kaas...
Ciidanka Kummaandooska Soomaaliya ayaa Maleeshiyaadka Al-shabaab kala wareegay Degmada Aw-dheegle ee gobalka Shabeellaha Hoose iyo deegaano muhiim ah oo ay...
Muqdisho, (Villa Somalia)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Ugaas Xasan Ugaas...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...
RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...
RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho