Shirkan deg degga ah ee ay isku yimadeen xubnaha golaha Wasiirada ee Xukumadda Soomaaliya ayaa looga hadlayey dar-dar galinta aminga...
Wakiilka gaarka ah ee Midoga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna madaxa howlgalka AMISOM ee Soomaaliya Danjire Francisco Caetano Madeira ayaa...
Col. Bishaar Abshir Taliyaha Hogaanka Gadiidka Booliska Soomaaliyeed oo kormeer shaqo ku tegay gobalka Hiiraan magaalo madaxdiisa Beledweyne ayaa dib...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa tacsi u diray shacabka Soomaaliyeed ee ay ehelladooda ku wax...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho, kaddib markii uu...
Faah faahin dheeri ah ayaa ka soo baxaysa qaraxyo ka dhacay Baydhabo, kaasi oo ugu yaraan 20 ruux ay ku geeriyootay...
Hoggaamiyeyaasha dalalka ay ciidammada ka joogaan Soomaaliya, ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Djibouti ka soo saarey war murtiyeed...
Aqoon wadaag ku saabsan tayaynta adeegsiga Af-Soomaaliga ee Warbaahinta , waxbarashada, iyo Maamulka xafiisyada, ayna iska kaashadeen Akadeemiye Goboleedka Afka...
Wariyaha Radio Muqdisho ee gobolka Bay gaar ahaan magaalada Baydhabo oo ku sugnaa xilliga ay qaraxyadu dhacayeen meel aan ka...
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug mudane Maxamed Xaashi Cabdi iyo wafdi uu hogaaminayay oo maalmahaan ku sugnaa magaalada Galkacyo ee xarunta gobalka Mudug...
Magaalada Muqdisho ayaa maanta si rasmi ah u bilaawday doorashada Golaha Deegaanka 16-ka degmo ee Gobolka Banaadir, taasoo ah mid...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa ka digay xaalad adag oo ka jirta guud ahaan dhulka...
La-taliyaha Madaxweynaha JFS ee dhinaca dhaqaalaha, ahna Guddoomiyaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka, Dr. Xasan Aadan Hoosow, ayaa shaaciyay in ay soo...
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa kormeer shaqo ku gaaray deegaanno ka tirsan Gobolka Bakool, gaar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho