World Hepatitis Day 28, July, 2015 Prof/Dr. Osman Mohamud Dufle Cudurka cagaarshowga ama jooniska waa cudur dhibaato weyn ku haya...
Jeneraal Cabdiraxman Maxamed Tuuryare oo ay wehliyaan saraakiil kale ayaa kormeer ku tagey xaafadaha ay ka koobantahay magaalada Kismaayo iyo...
Kadib maalmo xiriir ah oo Baarlamanka dawlad goboleedka Galmudug ay dib u eegis iyo wax ka badalis ku wadeen Dastuurka...
Kulan ay Xildhibaannada Baarlamaanka ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa lagu shaaciyey go'aan ay si wadajir ah uga gaareen labada Gole...
Masuliyinta maamulka gobolka Hiiraan iyo saldhiga booliska ee dagmada Beledweyne ayaa manta si wadajir ah u furay rug boolis oo...
Marwada madaxweyneha Sahro Cumar Xasan ayaa furtay xarun lagu dhaqan celiyo isla markaana lagu xannaaneeyo carruurta ku nool waddooyinka magaalada...
Maalinta barri ah waxaa magalaadda Muqdisho ka furmaya shir calami ah oo looga hadali doono dardar galinta barnamijka New Deal-ka...
Maxkamad ku taalla dalka Liibiya ayaa dil ku xukuntay wiilka uu dhalay hoggaamiyihii hore ee Liibiya Mucamal Al-Qadaafi ee lagu...
Wasaaradda maaliyadda ayaa sheegtay in dakhliga gudaha ka soo xaroodo uu kordhay laba laab (100%) sanadkii la soo dhaafay, taas...
Ra’iisul-wsaaraha xukuumadda Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa sheegay in qaraxyada iyo falalka la midka ah ee ay Al-Shabaab...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...
RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...
RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho