Kulan looga hadlayay horumarinta dhaqaalaha gobolka Hiiraan ayaa maanta lagu qabtay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Kulankan oo uu...
Siyaasiga iyo Wariyaha Rug cadaaga ah Yusuf Garad ayaa wareysi la yeeshay khubarada Somaliya u meletalaya dacawadd bada ee...
Degmada Waaberi ee gobolka Banaadir ayaa waxaa maanta lagu qabtay kulan looga hadlayay horumarinta iyo sugida amniga degmadaasi iyadoo ay...
Munaasabadan oo loogu hambalyeynayay maamulka Galmudug ayaa lagu qabtay magaalada London, waxaa ka qeybgalay qaar kamid ah xubnaha Jaaliyadda Soomaaliyeed...
Mashruuca horumarinta dhaqaalaha dowladda Hoose ee xamar oo socday muda 6 bil ah ayaa lagu soo bandhigay magaalada Muqdisho iyadoo...
Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Dr Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in 13 bishan Luulyo ay gudbineyso dowladda Soomaaliya dukumentiyadii...
Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV...
Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbin doona isku aadka wareegga saddexaad ee tartanka. Baydhabo Vs Warta Nabadda ...
Ankara, Xafladan Sagootinta ah oo loo sameeyey Danjiraha u fadhiya Soomaaliya DalkaTurkıga Mudane Maxamed Mursal Sheekh oo ay soo qaban...
Muqdisho, 8 July , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika, oo...
Akhriatayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalkeenna. Halkan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wadahadal miro dhal ah oo khadka taleefanka ah la yeeshay Amiirka...
Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo kaashanaysa Ha’yadda (NAP Global Network) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho