Kulankani magaalada Muqdisho ay ku yeesheen saraakiisha hey’adaha ammaanka ayaa waxa ay kaga hadleen arrimo la xiriira ammaanka iyo sida...
Madaxweynaha Turkiga Racep Tayyib Erdogan ayaa ka degay magaalada Jabuuti ee caasimadda waddanka Jabuuti, isagoo sii wata socdaalka uu ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo u ambabaxay galabta Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa gaaray, iyadoo uu ka...
In ka badan 350 askari oo ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa tababar loogu furey Dugsiga tababarada ciidanka ee...
Munaasabadani oo aheyd mid lagu dooranayay guddoomiyaha Ururka Dhallinyaradda degmada Boondheera ayaa habeenkii xalay ka dhacday degmadaasi iyadoo ay goobjoog...
Guddoomiyaha Maxkmadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya Cabdicasiis Cabdullaahi Xasan oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in Maxkamadda Darajada...
Barnaamijka kulanka Todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay taariikhda boqorkii dalka Sacuudiga ee saaka...
23 January 2015, Mogadishu: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u direy shacabka Sacuudiga, dunida muslimka,...
Madaxweynaha Wadanka Turkiga Racep Tayyib Erdogan oo lagu waday in Maanta oo jimco ah uu soo gaaro Magaalada Muqdisho ayaa...
Waxaa Xalay Saacaddu marka ay ku beegneed 1-da Habeenimo Xiliga Geeska Afrika geeriyooday Allaha u naxariistee Boqor Cabdalla Bin Cabdulcasiis...
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Nigeria, Mudane Mohamed Osman Mohamed, ayaa si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga (Letters...
Baydhabo, Abriil 9, 2026: Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa ka qeyb galay...
Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista shidaalka Soomaaliya ee Çağrı Bey, kaas oo hore uga soo shiraacday...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, mudane Daud Aweis , iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cabdihakim...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho