Inta aannu gudagalin xogta warbixinta aann marka hore dulmarno taariikhda iyo soogaalka Degmada Ceeldheer, Madaxdii gumaystihii Talyaaniga ayaa ku booriyay...
Odayaasha Dhaqanka Gobalada Waqooyi ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag uga horyimid damaca itoobiya ee badda Soomaaliya. Odayaasha Dhaqanka...
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khudbadii Jimcaha ee kaga hadlay xadgudubka Itoobiya ee gobnimada iyo midnimada dalka iyo...
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordogan ayaa uga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo caawa khadka taleefanka kula hadlay Madaxweyne Ku-xigeenka Midoowga Yurub ahna Madaxa...
Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in ay ka walaacsan tahay heshiiska is-afgaradka dhexmaray Ra’iisul Wasaaraha dowladda federaalka Itoobiya Abiy Axmed iyo...
War-saxaafadeed ka soo baxay dowladda Suudaan ayaa looga hadlay Xadgudubka dowladda Itoobiya ee gobnimada iyo midnimada dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka...
Qaar ka mid ah Xildhibaannada Soomaalida ee laga soo ďoorta Ismaamulka Soomaalida ee dalka Kenya shir ku yeeshay xarunta Baarlamaanka...
War qoraal ah oo ka soo baxay Ururka Iskaashiga Islaamka ee (OIC) ayaa lagu muujiyay diidmada fal kasta oo ka...
Kaaliyaha dhinaca Siyaasadda u qaabilsan madaxweynaha Iiraan, Ibrahim Ra’isi, ayaa mas'uuliyadda weerarkii shalay ka dhacay gobolka Kerman ee koonfurta Iiraan...
Baydhabo, Abriil 9, 2026: Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa ka qeyb galay...
Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista shidaalka Soomaaliya ee Çağrı Bey, kaas oo hore uga soo shiraacday...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, mudane Daud Aweis , iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cabdihakim...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo ka mid ah dalalka xubnaha ka ah Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, waxay si diirran u...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho