Siihayaha xilka Wasiirka maaliyada xukuumadda xil-gaarsiinta dalka, mudane C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa kulan dhanka aalada fogaan arag ah la qaatay...
Amiirka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani ayaa la-taliyaha Aqalka Cad Jared Kushner u sheegay in Dooxa ay taageersan...
Kormeerkan uu Gaashaanle sare, Maxamed Aadan Koofi, Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda uu ku tagay bar-xuduudeedka deegaanka Qeydar ee Gobolka...
Guddoomiyaha degaanka Bacaadweyn Axmed Daahir Macalin ayaa sheegay in fashiliyeen miinooyin garaaya shan oo ay arggaxisadu ku aaseen xalay degaanka...
Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Mike Pompeo ayaa sheegay in dalkiisa uu qaaday xayiraadihii saarnaa Qubrus ee ku saabsanaa iibinta agabaka...
Afghanistan ayaa dalka Qatar u wareejinaysa todobo maxaabuux oo kamid ah kuwa ay dalbadeen sii deyntooda Taliban ka hor bilowga...
Turkiga ayaa wajahaya labo kacleyn cusub ee safmarka COVID-19 ah, sida uu sheegay wasiirka caafimaadka Fahrettin Koca, iyadoo dowladdu soo...
Marka hore iga gudooma salaan iyo tixgalin,marka xigtana Qoramadaan kooban ayaan u arkay in ay malaha fiicnaanlahayd in aan soo...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirada iyo bilicda Buula-burte ee gobolka Hiiraan, gaar ahaan beer ku taala...
Wasiirka arimaha gudaha Kenya ayaa amray in la xayiro hantida iyo lacagaha bangiyada ugu jira 9 muwaadin oo Kenya u...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa ka digay xaalad adag oo ka jirta guud ahaan dhulka...
La-taliyaha Madaxweynaha JFS ee dhinaca dhaqaalaha, ahna Guddoomiyaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka, Dr. Xasan Aadan Hoosow, ayaa shaaciyay in ay soo...
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa kormeer shaqo ku gaaray deegaanno ka tirsan Gobolka Bakool, gaar...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in waaxyaha Gurmadka Degdegga ah iyo Caafimaadka ay diyaariyeen gaadiid iyo shaqaale ku filan, kuwaas...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho