Waxaa Manta Magaalada Baydhabo ka furmay Shirka Wadajir ah oo lagu tayeynaayo Dawladaha Hoose oo ay ka qeyb galeen Wasiirada...
Qunsulka saafaradda Soomaaliya ee dalka Kenya, Cali Maxamed Sheekh (Cali Bagadi) ayaa maanta deeq dhar ah gaarsiiyay Maxabiis Soomaaliyeed oo...
Wasiirka Gaashaandhigga Jen. Cabdulqaadir Shiikh Cali Diini oo ay Weheliaan Taliyaha NISA Qaybta Galmudug Saadaq Cumar Xasan, Taliyaha Booliska Axmed Maxamed Raage...
Shirka Baarlamaanka Afrika oo maalmahan ka socday Magaalada Johannseburg ayna ka qeybgalayeen Xubno ka tirsan Xildhibaannada Afrika iyo Xoghayaasha Guud...
Labada dal Jabuuti iyo China ayaa kala saxiixday heshiis mashruuc ku saabsan iskaashiga arrimha khadka Tareen oo isku xiraya Jabuutii...
War Saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska ee Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Maxamuud Aadan...
Wafdigii ka socday Barlamaanka Soomaaliya oo maalmahan booqashada ku joogay dalka Suudaan oo uu horkacayay gudoomiyaha gudiga arrimaha dibadda...
Tababbar uu soo qaban qaabiyey La taliyaha Ra’iisul Wasaaraha ee dhanka u adkaysiga Aafooyinka Eng. Cabdi Maxamed Axmed “Baafo” ayaa...
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Fedraalka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa maanta kormeer howleed ku...
Wasiirka arrimaha Dibadda iyo dhiiri gelinta maalgashiga Soomaaliya C/salaam Hadliye Cumar ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay safiirka Ururka Iskaashiga Islaamka...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Hay’adda Qatar Charity, oo kaashanaysa Safaaradda Dowladda Qatar ee Soomaaliya, ayaa si rasmi ah u daahfurtay ololaha bisha barakeysan ee...
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026 1- President Hassan Sheikh Mohamud chaired a meeting between...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulan dhexmarey...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho