Allaha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho aas qaran loogu sameeyey Xildhibaan C/laahi Jaamac Xuseen (Kabaweyne) iyo Xildhibaan Prof. Maxamuud Maxamed...
Kadib kulab maanta xarunta wasaaradda warfaafinta Soomaaliya ay ku yeesheen wasiirada wasaaradaha warfaafinta iyo arimaha diinta iyo owqaafta isla markaana...
Safiirka Soomaaliya u fadhiya Wadanka Koonfur Afrika Danjire Jamal Barrow ayaa tacsi u diray Qoysaskii iyo eheladii ay ka geeriyoodeen dadkii...
Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii xalay ay ku dhinteen Xildhibaanno...
Iyadoo lasoo gaba gabeeyey weerarkii ay soo qaadeen maleeshiyada Al-shabaab ayaa waxaa masuuliyiin katirsan dowlada oo gaaray goobta ay faafaahin...
Ergeyga gaarka ah ee midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Ambassador Francisco Madeira ayaa cambeereeyay weerarkii lagu qaaday Hotel Ambassador kaas...
Wasiirka Amniga C/risaaq Cumar Maxamed, Wasiirka Warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo taliyaha Nabad-Sugidda Qaranka Soomaaliyeed ee NISA C/raxmaan Tuuryare...
In midowga Yurub ay jaraan qeyb kamid ah dhaqaalaha lagu bixin jirey howlgalka AMISOM ee Soomaaliya waa khalad weyn, madaxweynaha...
Sida ay inoo xaqiijiyeen wariyeyaasha SONNA ee gaaray goobta weerarka uu ka dhacay iyo saraakiil katirsan NISA, waxaa gabi ahaanba...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyed Genaraal Bashiir Max’ed Jaamac (Bashiir Goobe) ayaa shir uga qeyb galay xarunta qaramada midoobay ee Magaalada...
Magaalada Ankara ayaa lagu qabtay munaasabad lagu saxiixayay hirgelinta heshiiskii iskaashiga (MoU – June 2016) ee u dhexeeyay Wasaaradda Shaqada...
Guddoomiyaha Gobolka Meru Mutuma M'Ethingia iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya ee...
Kulanka Golaha Wasiirrada Boqortooyada Sacuudiga, oo uu shir-guddoominayay Boqor Salmaan bin Cabdulcasiis Aala Sacuud, ayaa si cad u muujiyay in...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyey shacabka Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyey go'aanka Golaha Xukuumadda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho