Kulankan uu soo qaban qaabiyay guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Qaranka ayna ka qeyb galeen mas’uuliyiin ka socday Wasaaradaha Arrimaha...
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa soo dhaweeyay go'aanki madaxweynaha ee ku saabsanaa hannaanka doorashada madaxtinimada dalka ee 2016-ka. War...
Wasaaradda waxbarashada ee xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay liiska xarumaha ay dugsiyadu ku gelayaan imtixaanaadka sanad dugsiyeedka 2015/2016. halkan...
Maamulka Galmudug ayaa heshiis lagu dhisaayo Dekadda Hobyo ee gobolka Mudug waxa ay la galeen shirkad laga leeyahay dalka Ciraaq,...
Ciidamada illaalada badda ee dowladda Talyaaniga ayaa badda Mediterranean-ka ka soo bad baadiyeen ku dhawaad 2,000 oo tahriibayaal Soomaali u...
Ergayga xoghayaha guud ee QM u qaabilsan Somalia, Michael Keating ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo xeerka uu madaxweynaha Soomaaliya ku...
Shir looga arrinsanayay sugidda Ammaanka Dalka Soomaaliya gaar ahaan goobaha la qorsheeyay in ay ka dhacaan doorashooyinka Madaxtinimo ee dalka...
Kulanka ayaa ku dhaxmaray madaxda dowladaha hoose ee muqdisho iyo Istanbuul kaasi oo ay oga hadleeyn dhimaha wadada sodonka iyo...
Muqdiaho... 23-May--2016....Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa ku baaqay in gurmad deg-deg ah...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyed S/Gaas Bashiir Maxamed Jaamac ayaa Maamulka Galmudug u magacaabay Sarrkaal noqon doona Taliyaha Ciidanka Asluubta Maamulkaasi, iyada...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa howlgal qorsheysan oo ay si taxaddar leh uga fuliyeen duleedka degmada Afgooye...
Wasiirka Amniga Gudaha XFS Janaraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa maanta guddoomiyay shir amni oo ka dhacay magaalada Laascaanood. Shirka...
Boqolaal shacab ah ayaa maanta isugu soo baxay waddooyinka degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir, iyagoo muujinayay dareenkooda ka dhanka ah...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa magaalada Muqdisho ka furay shir muhiim ah oo u...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho