Roobab dadka iyo duunyada ay ku diirsadeen ayaa xalay ilaa iyo saaka ka da’ay deegaannada badan oo ka tirsan gobolka...
Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa boob xoogan ku haya dadka ku dhaqan deegaano ka tirsn gobollada Shabeelaha Hoose, Shabeelaha Dhexe iyo Galgaduud....
Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa sheegtay in maxkamaddu ay markale todobaadyada soo socda u fadhiisan...
R/wasaare ku xigeenka dalka mudane Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa maanta soo xiray shir looga hadlayay sida bulshada looga qayb...
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxa ay kaga doodeen Hindise Sharciyeedka dhismaha Xisbiyada siyaasadeed ee...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay danjiraha dowladda Turkiga u fadhiya magaalada...
Shirkan maanta ka qabsoomay magaalada Muqdisho ayaa waxaa u jeedkiisu ahaa ka hadalka horumarinta Cadaaladda dalka waxaana ka qaybgalay mas’uuliyiin...
Gudddoomiye ku xigeenka howlaha guud ee maamulka gobalka Banaadir, Cabdicaziis Cilmi Cali iyo mas’uuliyiin kale ayaa maanta kormeer ay ugu...
Guddiga doorashooyinka dawladdda Puntland oo ka kooban 9-xubnood isla markaana uu dhowaan cod Aqlabiyad leh ay ku meel mariyey Baarlamaanka...
Xaawa Maxamuud Cali, waa gabar ka soo jeedda qoys dan yara da’deedana lagu qiyaasay 2 sano & 8 bilood,...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa kulan miro dhal ah la yeeshay Wasiirka Dowladda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad uu ka jeediyay Shir Madaxeedka Midowga Afrika waxa uu kaga...
Shirweynaha Qaran ee Kaabayaasha Dijitaalka ah (DPI) ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho, waxaana si wadajir ah u...
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene), oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Mudane...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho