Dowladda Sacuudiga ayaa iska fogeysan eedeyn kaga timid Dowladda Iiraan oo ku saabsan isburashadii ka dhacday Xajka inay sabab u...
Majmaca Culimada Soomaaliyeed ayaa hilib udxiyad ah u qeybiyeen qaarka mid ah dadka danta yar ee Nool Xiryaha Barakacayaasha ee...
Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ayaa ugu baaqday Shacabka Soomaaliyeed inay taakuleeyaan Carruurta Darbijiifka, kaddib markii ay shalay kula Ciiday Beerta...
Wafdigan uu hogaaminayay danjiraha DFS u fadhiya dalkani Kenya Ambaasadoor Jamaal Maxamed Xasan ayaa booqasho waxa ay ku taageen xabsiga...
In ka badan 1,600 oo Qoys oo ku nool degmada Cadaado ayaa ka faa'iideystay deeqdan hilibka ah shalay iyo maanta,...
Akhristayaasheenna sharafta leh waxaa halkaan idiinkugu soo gudbineynaa go'aan kasoo baxay Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ku saabsan xaaladda siyaasadeed...
Iyadoo maanta ay tahay maalintii labaad ee munaasabada Ciidul Al-Adxa ayaa jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada Norrkoping ee dalka Sweden isugu...
Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan mudane C/fitaax Xasan Afrax oo howlo shaqo ku jooga dalka Masar ayaa Xalay casho sharaf ku...
Masraxa Markii ay soo dul istaageen fanaaniinta kala ah Cabdiraxmaan Oday, Maxamed Bakaal Cirro, Xamdi Cabdi Qu’een Dayax dal Nuurshe,...
Salaadii ciida carafo ee sanadka 2015, ee ka dhacday, Waqooyi Bari, ee Magaalada Minneapolis, ee gobolka Minnesota, ayaa waxaa soo...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...
RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...
RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho