Allaha u naxariiste waxaa magaalada Hargeysa ku geeriyooday Abwaan Cabdullaahi Diiriye Cali "Sooraan", waxaana arrintaasi ka tacsiyadeeyay Madaxda Wasaradda Warfaafinta...
Wararka ka imaanaya magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa tilmaamaya in ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa Nabad Ilaalinta...
Ciidamada Xoogga dalka ayaa la wareegay gacan ku haynta deegaanno iyo tuulooyin horleh oo hoosyimaada Gobolka Bakool, halkaasi oo ay...
Taliska howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa beeniyay warar sheegayay in ciidanka AMISOM ay dad shacab ah ku dileen magaalada...
Qaban qaabo xoogan oo loogu jiro u diyaar garawga munaasabadda caleema saarka Madaxweynaha cusub ee Dowlad goboleedka Galmudug ayaa ka...
Mashruuca danguud ee gobolka banaadir ayaa qalab music ku wareejiyay fanaaniinta degmada Waaberi, ayadoo dhinaca kale mashruuca Danguud uu deeg...
Guddoomiyaha Barlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in Dawladda Soomaaliya ay dib usoo noo laynayso hay’adahii dawligii ee dalkeena, ...
Deeqdan Dawada ah oo ay bixiyeen Taliska Ciidanka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika Amissom ayaa maanta la gaarsiiyay Cisibitaalka Degmada Baraawe...
Ciidamada dowladda oo kaashanaya kuwa Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa waxa ay kaabiga ku hayaan degmooyinka Diinsoor...
Ogeysiis, Ogeysiis, Ogeysiis Maalinta SAbtida 25, bisha July 2015 waxaa dhacaya shirweynaha wada- tashiga iyo soo dhoweynta maamulka Dowlad Goboleedka...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...
RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...
RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....
RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho