Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qaranka, Mudane Xasan...
Wasiirka arrimaha gudaha Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) iyo Wasiirka Qorshaynta Mudnae Cabdiraxmaan Yuusuf Cali Ceynta ayaa kulamo looga hadlayay...
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Wasiirada maamulkaasi ayaa shalay...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay Shuceyb Ibraahim Mahdi iyo Faarax Cali Cabdi oo...
Shir looga hadlayo ammaanka ayaa maanta ka furmay magaalada Garoowe, kaasoo ay ka soo qeyb galeen ururrada bulshada, culimaa'udiinka iyo...
Afhayeenka golaha barlamaanka Sooamaliya mudane Maxmed Sheekh Cismaan Jawaari oo ka hadlay kulan-howleed uu la yeeshay wasiirka boostada iyo isgaarsiinta...
Muqdisho, 12 May 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qaranka, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...
Madaxweynaha dowladda Mareykanka Barack Obama ayaa dib uga laabtay magacaabistii safiirkii ugu horreeyay muddo 24-sanadood ah ee ay dowladda Mareykanka...
Madaxweynaha maamulka Koofur-Galbeed ayaa gaaray degaanka Balli-Doogle ee gobolka Shabeelaha Hoose, halkas oo uu kulamo ku leeyahay saraakiisha ciidammada iyo...
Howl-gal bilowday xalay 2dii habeenimo ayey ciidamadda NISA ka fulliyeen xafaddo ka tirsan dagmadda Hodan oo ay ka mid ahaayeen...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale iyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta deeq lacageed oo Ciid-siin ah...
Maalintii 3-aad, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si gaar ah gudaha iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada Baydhabo, waxaa si xowli ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho