Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Sooomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir gudddoomiyay kulanka 12-aad ee wadajir...
Ra'isul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna ku simaha Ra’iisul Wasaaraha Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta xarunta dhexe...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo soo gaaray magaalada Kismaayo, ayaa waxaa si diiran ugu soo dhoweeyay...
Guddiga madaxa bannaan ee xuquuqul Insaanka Itoobiya, ayaa sheegay in Ciidanka Amniga dowladda ay gobolka Amxaarada ku dileen ugu yaraan...
Wasiiru Dawlaha ahna ku simaha Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cali Cumar Cali “Balcad” iyo wafdi uu...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo xalay booqday Safaraadda Dawladda Imaaraatka Carabta...
Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumaadda Soomaaliya,ayaa Shahaadada Diiwaangelinta Guddoonsiisay Ururrada dhallinyarada ee soo buuxiyey habraaca diiwaangelinta ururrada Dhallinyarada Soomaaliyeed. Munaasabadda...
Ciidanka Booliska gaarka ah ee Haramcad, ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyey inta u dhexeyso deegaanka Gendershe iyo Arbacow ee gobolka...
Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed waxay shacabka Soomaaliyeed ku wargelinaysaa in aysan waxba iska beddelin mid ahaanta iyo maamulka hawada Soomaaliya,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Taliyaha Guud ee Ciidamada Dalka Talyaaniga...
Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu...
The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, visited the headquarters of Sector 3...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqday xarunta Qaybta 3aad ee Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga...
The Somali National Armed Forces (SNAF) conducted a mine clearance operation today in the Gololey area, located in Balcad town...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho