Dowlada Kenya ayaa shalay si rasmi ah u bilowday iney dalkooda dib ugu celiso qaxootiga Soomaaliyeed ee ku jira xeryaha...
Ciidamada Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa xaafadda Saybiyaano Degmada Hodan ee gobolka Banaadir ku qabtay gaari ay saaranyihiin Hub...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV,...
Fanaaniinta Farxiyo Fiska iyo Bashiir Hanuuniye, ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho. Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ayaa waxaa fanaaniintan...
Akhristayaasheena sarafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbneynaa u diyaar garowga ciidda iyo jawiga suuqyada magaalada Muqdisho. Jawiga suuqa degmada...
Mas'uuliyiinta wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ayaa ka tacsiyeeysay geerida marxuun Sheekh Cumar Xuseen Xasan "Sh. Cumar Yare" oo ka...
Muqdisho,(Villa Somalia) —- Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa ciidammada dalalka ay saaxiibada yihiin waxay dhowaan go’aansatey in la dedejiyo hawlgallada...
R/wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo haatan booqasho ku jooga Sacuudiga, ayaa la kulmay u adeegaha Labada...
Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Dr Cabdulqaadir Cabdi Xaashi ayaa maanta la wareegay xilka Wasaaradda, waxana munaasabadda Xil-wareejinta...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo federaalka Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta Deeq raashin ah gaarsiisay dekedda magaalada kismaayo, ee xarunta Jubbada Hoose,...
Senator Xasan Iidow Muxumed Kobac ayaa deeq raashiin afur ah u qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool Gobolka Banaadir,...
Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdillahi Bidhan Warsame, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda...
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta si rasmi ah uga kala wareegay...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo xiray Shirka Warbaahinta iyo Xiriirka Dowladda oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho