Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Yuusuf Maxamed Aadan, ayaa ka qaybgalay Shirweynaha 7-aad ee...
Wafdiga uu hoggaaminayay Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Cusmaan Cabdullaahi Maxamed (Kaniif), una wehliyo Taliyaha Hoggaanka Interpol, Sareeye...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamuud Aadan Geesood, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay Safiirka Jamhuuriyadda...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku wareejiyey Xildhibaan Maxamed Cabduqaadir oo wakiil ka ah...
Howlgal uu hoggaaminayey Taliye ku xigeenka NISA ee Gobolka Shabelaha Hoose Gashaanle Maxamed Xaaji Muqtaar (Gacmadheere) kaasoo ujeedkiisa ahaa xaqiijinta...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan miro-dhal ah magaalada Algiers...
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid oo ay wehliyaan Wasiirka dhallinyarada iyo ciyaaraha Galmudug ayaa magaalada Cadaado...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho